Hargeysa: Aabbe Gubay Gurigiisa, Hooyadii iyo Carruurteeda oo ku geeriyooday

Magaalada Hargeysa ayaa maanta gilgishay kaddib markii dab qabsaday guri ku yaalla xaafadda Oktoobar uu sababay geerida afar carruur ah iyo hooyadood.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dabka uu guriga u qabadsiiyay Aabaha qoyska, kaasi oo lagu sheegay inuu muran qoys oo muddo socday u dhaxeeyay isaga iyo xaaskiisa. Falkan argagaxa leh ayaa sababay dhimashada saddex wiil iyo hal gabar oo dhammaantood da’doodu ka yartahay 10 sano, halka gabar kale ay si dirqi ah uga badbaaday dabka.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles