Hoobiyeyaal lagu garaacay degmooyinka G/Banaadir

Tiro hoobiyeyaal ayaa maanta lagu garaacay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Hoobiyeyaasha ayaa waxaa ay ku dhaceen degmooyinka Waabari iyo Xamar Jab jab iyo Xamarweyne.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in madaafiicda qaar ay ku dhaceen guryo ay degan yihiin dad shacab ah.

Waxaa jiro khasaare ka dhashay hoobiyeyaasha ku dhacay degmooyinka gobolka Banaadir.

Booliska Soomaaliya ayaan weli ka hadlin tirada hoobiyeyaasha ee ku dhacay Muqdisho iyo khasaaraha geystay

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wax-ku-ool ah kula yeeshay magaalada New York Dhigiisa Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Trump oo garaadka macmalka ee AI u bixiyay magac cusub

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa ku bixiyay magac...

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed oo Qaabilay U-qaybsanaha Difaaca Mareykanka

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji,...

Shirka Golaha guud ee Q.M oo furmay iyo Guterres oo fariin u diray dunida

Waxaa si rasmi ah u furmay shirka Golaha Guud...

RW Xamsa Abdi Barre oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles