Saturday, July 25, 2026

Kulanka golaha shacabka oo maanta buuq iyo sawaxan darteed loo xiray iyo weerar afka ah oo lagu qaaday Aadan Madoobe

Fadhiga Baarlamaanka golaha shacabka ee BFS ayaa maanta ku bilowday buuq iyo saxawan, iyadoona xildhibaanada ay jebiyeen makaroonkii baarlamaanka, waxaana la soo xiray kulanka, kadib buuq dartiisa.

Buuqa iyo fowdada horeysay fadhigii Golaha Shacabka ayaa yimid kadib Markii Guddoonka Baarlamaanka uu keenay ajende ku saabsan in loo codeeyo xil ka uu waayay xildhibaan C/llaahi Xaashi Abiib, waxayna tobaneeyo xildhibaanno Mucaarad ah jebiyeen Makarofoonkii xarunta Baarlamaanka, iyagoo hor istaagay inuu furmo fadhiga, kuna dooday inay wadaan Mooshin.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa ku dhawaaqay inuu kulankii maanta dib u dhigay.

Xildhibaanada diidan talaabada uu qaaday Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa shir qabtay, waxaa ayna weerar afka ah ku qaadeen guddoomiyaha golaha shacabka.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo sheegtay inay iska difaaci doonto hanjabaadaha Maraykanka

Iiraan ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay difaacdo...

Dagaal beeleed ka dhacay deegaan ka tirsan  Sanaag

Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo...

Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo soo bandhigtey waxqabadkeeda muddo 4 sano ah

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

MW Xasan Sheekh oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka ee Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan...

Mareykanka oo Soomaaliya iyo Eritrea kala hadlaya Amniga Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed

Dowladda Mareykanka ayaa billowday wada-hadallo ay la yeelaneyso Soomaaliya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles