Imaamkii beesha Mudullood oo ku geeriyooday Hindiya

Waxaa dalka Hindiya ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Imaamkii beesha Mudullood, Imaam Maxamed Yuusuf, oo muddooyinkii u dambeeyay la daalaa dhacayay xanuun.

Sida ay Risaala u xaqiijiyeen ehelka Imaamka, marxuumka ayaa muddo dheer xanuunsanaa, waxaana xaaladdiisa caafimaad darteed loogu qaaday dalka Hindiya si loogu soo daweeyo. Hase yeeshee, saaka ayuu halkaas ku geeriyooday.

Geerida Imaam Maxamed Yuusuf ayaa murugo ku abuurtay qoyskiisa, ehelkiisa, iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ee uu hoggaanka dhaqanka u ahaa.

WARARKII KALE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan wadatashi ah la qaatay xubno ka tirsan bulshada rayidka ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha wasiirada oo ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka 2027-ka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay...

Madaxa hore ee FBI-da Maraykanka oo markii saddexaad wajahaya dacwado heer federaal ah

Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa dacwado cusub ku soo oogtay...

DFS”Gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyay aya lagu weeraray ciidamada”

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaal...

Golaha Mustaqbalka oo ku kala aragti duwan martiqaadka Xasan Sheekh

Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee mucaaradka ayaa xalay kulan...

Sacuudi Carabiya oo ka hadashay shirkii afarta dhinac ee Tehran

Saacad ka dib markii mas’uuliyiin sare oo ka kala...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles