Kumanaan Israa’iiliyiin ah oo Banaanbax ka dhigay fagaaro ku yaala Tel Aviv

Tobanaan kun oo qof oo Israa’iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay fagaare ku yaalla magaalada Tel Aviv – oo inta badan loo yaqaan fagaaraha la haysto – iyagoo ku baaqaya in Israa’iiliyiinta weli lagu haysto Qaza ay dib ugu laabtaan.

Dibadbaxan ayaa daba socday isu soo baxyo maalin socday oo lagu xiray waddooyinka waaweyn, waxaana dad badan ay isugu soo baxeen guryaha wasiirro ka tirsan dowladda.

Waxa ay hareeyeen xafiiska raysal wasaare Benjamin Netanyahu, iyadoo shirka golaha wasiirada uu ka dhacay halkaasi.

Dibad-baxayaashu waxay dalbadeen in la joojiyo dagaalka ay kula jiraan Xamaas.

Laakin shirka wasiirada ayaa la sheegay in uu ku dhamaaday cod la’aan ama xitaa aan laga doodin hindisaha xabbad joojinta ee qeyb ka ah oo ay soo bandhigeen wada xaajoodyada gobolka oo Xamaas soo dhoweeyeen

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles