Lab qof oo ku dhintay kaddib markii la weeraray macbad Yahuudu ku leedahay Manchester

labo qof ayaa la rumeysan yahay in ay geeriyooday saddax kalene ay ku dhaawacmeen gaari la jiirsiiyay dad badan kaddibna uu nin tooreeyay ku weeraray dad joogay macbad Yahuudu leedahay.

Booliska ayaa laga soo wacay  macbadka Yahuuda ee ku yaal magaalada Manchester. Dadka ayaa isugu yimid maalinta ugu muhiimsaneyd diinta Yahauuda oo la xusayay maanta.

Booliska waxay ku dhawaaqeen ‘PLATO’ oo ah eray ay adeegsadaan marka ay ka jawaabayaan weerar argagixiso.

Muuqaal lagu wadaagay baraha bulshada ayaa lagu arkayay saraakiil hubeysan oo qori ku taagaya nin dhulka yaal iyo qof dadweynaha ka mid ah oo qeylinayay. “Qof kasta dib ha u baxo, waxa uu haystaa bam”.

Qofka dhulka yaalay ayaa u muuqday in uu doonayay in uu istaago kaddibna xabad ayaa bilaabatay. Qof kale ayaa dhulka yaalay oo aan laheyn wax dhaqdhaaq ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles