Liiska ururada ka qeybgalaya doorashada Galmudug oo la soo saaray

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska ururada siyaasadeed ee ku tartamaya doorashada ku-celiska ee Galmudug.

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashada maanta oo 13-ka September ah ayaa lagu sheegay in ay xiran tahay soo gudbinta liiska musharaxiinta ku tartamaya doorashada ku-celiska ah ee Galmudug.

Qoraalka ka soo baxay guddiga oo la soo dhigay bartooda bulsho ee Facebook ayaa lagu qoray liiska ururada soo gudbiyay musharaxiinta doorashada.

12-ka magac ee ururada siyaasadda ayaa kala ah, Caddaaladda iyo Midnimada Tiir, Madalsan, Muwaadaniinta Soomaaliyeed, Dimuqraadiga Soomaaliyeed, Caddaaladda iyo Wadajirka, Dadka Soomaaliyeed, Karaama, Saab, Dan Shacab, Sincad, Dhallinyarada Talo Qaran iyo Ramaas.

WARARKII KALE

DFS oo Cali Jeyte dalacsiisay xilli xiisadda Hiiraan ay sii xoogeysanayso

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan, hoggaamiyihii hore...

Fiqi oo mucaaradka ku eedeeyay dalabka hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab iyo Daacish ee gogosha wada-hadalka

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Horjooge sare oo Al-Shabaab u qaabilsanaa lacagaha baadda ah oo lagu dilay Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 6-aad, Qeybta...

Bangiga Adduunka oo ka fiirsanaya inuu hakiyo taageerada miisaaniyadeed ee uu siiyo Muqdisho

Bangiga Adduunka ayaa ka fiirsanaya inuu hakiyo taageerada miisaaniyadeed...

Deni oo la kulmay Safiirka Ingiriiska iyo arrimo xasaasi ah oo ay ka wadahadleen

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka...

Danjiraha Turkiga iyo Waare oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo gobolka

Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles