Loollanka Israel iyo Turkey oo kusoo wajahan Geeska Afrika, Somaliland iyo Soomaaliya

 Warbixin ay baahisay Middle East Eye ayaa sheegtay in loollanka siyaasadeed iyo amni ee u dhexeeya Israel iyo Turkey uu si isa soo taraysa ugu fidayo Geeska Afrika, gaar ahaan Somaliland iyo Soomaaliya.

Warbixintu waxay sheegtay in mas’uuliyiin iyo falanqeeyayaal Somaliland ah ay aaminsan yihiin in xiriirka sii xoogeysanaya ee Somaliland iyo Israel uu qayb ka yahay dadaallada lagu wajahayo waxa ay ku tilmaameen saameynta militari ee sii kordheysa ee Turkey ku leeyahay Soomaaliya.

Middle East Eye waxay xustay in Somaliland ay u aragto xiriirka Israel fursad ay ku xoojin karto ammaankeeda, halka xiriirka Israel iyo Somaliland uu sidoo kale leeyahay muhiimad istiraatiiji ah oo la xiriirta Yemen, Xuutiyiinta iyo marin-biyoodka Baabul Mandab.

WARARKII KALE

MW Xasan Sheekh oo Kulan la yeeshay Madaxweynaha Eritrea

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan...

Dowladda Itoobiya oo Ka Jawaabtay Kulankii Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan

Dowladda Itoobiya ayaa ka jawaabtay kulankii ay Soomaaliya, Masar,...

Badmaaxiin u dhashay Masar oo Soomaaliya laga sii daayay oo gaaray Qaahira

Siddeed badmaaxiin oo u dhashay dalka Masar ayaa gaaray...

R/Wasaare Xamse oo gaaray degmada Balanbale

Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku Wajahan Ballanballe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa...

Meydka Saddex Badmaax oo Pakistani ah iyo Afar Dhaawac ah oo gaaray Karachi

Diyaarad gaar ah oo sidday meydadka saddex badmaax oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles