Maalinta Koowaad ee Ramadan oo Maanta La Sooman Yahay

Maanta waa Maalinta Koowaad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxana inta badan laga Sooman yahay Guuda ahaan Wadamada ay ku nool yihiin dadka Musliminta ah oo ay Somaaliya qeyb ka tahay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa Shacabka Soomaliyeed in iyadoo la galay Bil Ramadaan ay hadana wanagsaneyn in abaartu ay weli sii jirto.

Waxa uu ugu baaqay Shacabka Somaaliyeed ee jooga dalka Gudihiisa iyo Dibaddiisa in ay iscaawiyaan inta lagu guda jira Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Dhanka kale madaxweynaha  ayaa Shacabka ka dalbaday in Ciidamada amniga ay kala shaqeeyaan sugida dhanka amniga maadaama Bisha Ramadaan ay dhacaan falal lidi ku ah dhanka amniga.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles