Friday, March 13, 2026

Madaxweynaha 80 jirka ah ee Uganda oo doonayaa inuu xukunka sii hayo

Yoweri Museveni, oo ah 80 jir, ayaa lagu dhawaaqay inuu yahay musharraxa xisbiga talada haya ee Uganda doorashada madaxtinimada ee sannadka soo socda, taasoo waddada u furaysa inuu doonayo inuu kordhiyo muddada 40-ka sano ku dhow ee uu xukunka hayo.

Khudbaddii uu ku aqbalayay ayaa Museveni waxa uu ku sheegay in uu ka jawaabay baaqii loo soo jeediyay, haddii la doorto, inuu sii wadi doono howshiisa ah in Uganda uu ka dhigo “dal dhaqaalahoodu dhex dhexaad yahay”.

Dadka dhaleeceeya Museveni ayaa sheegay in uu gacan bir ah ku xukumayay tan iyo markii uu xukunka la wareegay isagoo jabhad ah 1986-kii.

Waxa uu ku guulaystey doorasho kasta oo la qabto tan iyo markaas, dastuurka ayaa laba jeer wax laga beddelay si meesha looga saaro da’da iyo muddada si uu u sii joogo xafiiska.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Turkey oo 4 markab dagaal u soo diraysa xeebaha Somalia

Dowladda Turkey ayaa ku dhawaaqday inay afar markab oo...

Buundada Sabiid iyo Caanoole oo maanta duntay

Buundada ku taalla deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka...

DFS oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisan karto Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in dhulka dalka...

Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub...

Jaamacada Carabta oo soo dhaweysay Ansixinta Dastuurka

Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles