Madaxweyne Trump oo shaki ka muujiyay in xabad joojinta Qasa sii socon doonto

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay “in uusan ku kalsoonayn” in heshiiska xabbad joojinta ee Qasa la sii wadi doono.

Isaga oo ka jawaabayey su’aalo uu weriye weydiiyey, Trump waxa uu yiri: “Taasi maaha dagaalkeenna, ee waa dagaalkooda. Laakiin kalsooni kuma qabo.”

Si kastaba ha ahaatee, waxa uu intaa ku daray in Xamaas ay “jilicday” isaga oo hadalkiisa sii raaciyay in “Qasa ay u ekaatay “meel burbur weyn soo gaaray”.

Donald Trump ayaa sheegay in “waxyaabo qurux badan laga samayn karo” Qasa, haddii qorshuhu horay u socdo.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 08 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay...

Ciidanka Lafta gareen oo la wareegay Qansaxdheere

Ciidamada Taabacsan Lafta Gareen ayaa maanta dib ula wareegay...

Al-Shabaab oo dad ku laayay Hiiraan iyo dagaal ka socda Tardo

Wararka laga helayo deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa...

Ammaanka Baydhabo oo la adkeeyay iyo diyaar-garowga shirka oo socda

Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo...

Mareykanka oo xiray wiil Soomaali ah oo weerar ka fulin rabay Minnesota

Hay’adaha ammaanka Mareykanka ayaa xiray Sheikhdoon Cabdullaahi Maxamuud, oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles