Sunday, July 26, 2026

Mareykanka oo weerar ku qaaday Iran

Mareykanka ayaa sheegay inuu dhammaystireen weerarro ka dhan ah Iran. Ciidanka Mareykanka ayaa sheegay inay bartilmaameedsadeen nidaamyada difaaca cirka, xarumaha xakamaynta dhulka iyo goobaha raadaarka.

Weerarradan ayaa lagu sheegay inay yihiin jawaab is le’eg oo ku saabsan diyaaradda qumaatiga u kaca ee Mareykanka oo la soo riday Isniintii.

Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegay inay dhankooda weerar-aargudasho ku duqeeyeen saldhiga Mareykanka uu ku leeyahay Bahrain, Kuwait iyo Jordan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo sheegtay inay iska difaaci doonto hanjabaadaha Maraykanka

Iiraan ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay difaacdo...

Dagaal beeleed ka dhacay deegaan ka tirsan  Sanaag

Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo...

Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo soo bandhigtey waxqabadkeeda muddo 4 sano ah

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

MW Xasan Sheekh oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka ee Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan...

Mareykanka oo Soomaaliya iyo Eritrea kala hadlaya Amniga Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed

Dowladda Mareykanka ayaa billowday wada-hadallo ay la yeelaneyso Soomaaliya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles