MW Xasan Sheekh oo ku wajahan Jowhar iyo ammaanka oo la adkeeyay

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka Hirshabelle si uu u xarrig jaro mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay Magaaladaas.

Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana Magaaladaas ku sugan wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo la sheegay in xarrig jarka Mashaariicda kaddib kulmo halkaas ka samayn doonna.

Magaalada Jowhar waxaa laga hirgeliyay Mashaariic kala duwan sida dhismaha Waddooyin iyo qaar kamid ah Xarumaha Dowlad-Goboleedka HirShabeelle, waxaana haatan lagu wadaa in si rasmi ah loo xarrig jaro.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Iiraan oo war weyn ka sheegay shirka BRICS

Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianXigashada Sawirka,ReutersQoraalka sawirka,Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianKhudbaddii...

Deni oo tababar u soo xiray ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar...

Ciidamada Danab iyo Jubbaland oo Hawlgal ka Fuliyay Jubbada Hoose

Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, oo kaashanaya...

Xuutiyiinta oo ku andacoonaya inay la wareegeen saldhigyo u dhow Bab- al-Mandab

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA,...

Iran oo ku baaqday in la qaado go’doominta Yemen oo la bilaabo wadahadal

Subaxnimadii Jimcaha, 10-ka Sebtembar, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles