Sunday, February 15, 2026

QM oo baaq u dirtay dowladda iyo mudaharadayaasha Tanzania

Qaramada Midoobeey ayaa ugu baaqday ciidamada ammaanka Tansaaniya in aysan u adeegsan awood aan loo baahnayn ama mid xad dhaaf ah oo ka dhan ah dadka mudaharaadaya ee ka cabanaya natiijooyinka doorashooyinka.

Afhayeen u hadlay QM ayaa sheegay in la sameeyo dadaal kasta oo lagu dejinayo xiisadda, isla markaana uu ugu baaqayo mudaharadayaasha inay si nabad ah u muujiyaan dareenkooda.

Xisbiga ugu weyn mucaaradka ee Chadema ayaa sheegay in mudahradayaashu ay ku sii jeedaan bartamaha magaalada Dar es Salaam oo ah caasimada ganacsiga ee Tansaaniya.

Ururrada xuquuqda aadanaha ayaa sheegay ugu yaraan boqol qof lagu dilay labada maalmood ee iska hor imaadyadu socdeen (Mucaaradku waxa ay sheegeen tiro intaasi ka badan, in kasta oo hakadka internet-ka ayaa ka dhigaya mid adag in si madax-bannaan loo xaqiijiyo tirada dhimashada iyo dhaawaca) Dowladda ayaa isku dayday yaraynta cabbirka rabshadaha.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 14 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne xasan sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Africa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Trump oo sheegay farsamada uu adeegsanayo si ay Iran u saxiixdoo heshiis Nukliyeer

Madaxweynaha Donald Trump ayaa Jimcihii u sheegay ciidamada Mareykanka...

Farmaajo oo Xasan Sheekh ugu baaqay inuu tanaasul la yimaado

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay...

Shir madaxeedka Midowga Afrika oo ka furmay Itoobiya

Shir.madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika ayaa maanta ka fumay...

Baarlamaanka Soomaaliya oo sii wadaya doodda wax ka beddelka Dastuurka

Xildhibaanada muxaafadka ah ee labada gole ee Baarlamaanka Federaalka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles