Tuesday, February 17, 2026

Ra’iisl wasaarihii hore ee Bangladesh oo maxkamdi xukun ku ridday

Ra’iisul Wasaarihii hore Sheekh Xasina ayaa la xukumay iyada iyo wasiirkeedii hore ee arrimaha gudaha iyo taliyihii booliiska.Waxaa lagu helay dambi ah inay ogolaadeen in awood dil ah loo adeegsaday dibadbaxayaal iyo inay ku guuldareysteen inay ka hortagaan xadgudubyada ka dhanka ah.

Maxkamadu waxay akhriday dhammaan dacwadaha loo haysto eedaysanayaasha, iyadoo faahfaahin ka bixinaysa baaxadda rabshadaha ka dhacay tallaabada booliiska.

Hogaamiyaha xilka laga qaaday ayaa beenisay dhammaan dacwadaha ku saabsan rabshadihii ay Qaramada Midoobay sheegtay in boqolaal qof lagu dilay.

Dibadbaxyadu waxay ku dhammaadeen iyadoo Xasina u carartay Hindiya, halkaas oo ay tan iyo markaas ku noolayd. Maxkamad gaar ah ayaa xukunkeeda iyadoo maqan.Waxaa goobta ku sugnaa oo keliya taliyihii hore ee booliiska Abdullah al-Mamun.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Farmaajo oo ku baaqay in Bisha Ramadaan loo gurmado dadka danta yar

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa qoraal...

Sacuudi Carabiya oo ku dhawaaqay in Berri ay tahay Ramadaan

Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi...

Madaxweyne xasan sheekh oo kulan la qaatay xubnaha golaha mustaqbalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wasiir Fiqi iyo masuuliyiin kale oo maanta tagay Shabeellada Hoose

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan...

MW Turkiga oo maanta tagaya Itoobiya

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta la filayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles