Wednesday, April 8, 2026

Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo magacaabis cusub sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalla Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Mudane Ismaaciil Siciid Aw-muuse mareeye ku-xigeenka Dekadda Xamar, kadib soo-jeedintii Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda.

Xamse Cabdi Barre, ayaa la sheegay masuulkan cusub uu xilka u magacaabay in ay aad isugu dhawaayeen, waxa uuna kasoo jeedaa Mudane Ismaaciil Siciid Aw-muuse mareeye ku-xigeenka Dekadda Xamar deegaannada maamulka Puntland.

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xanse Cabdi Barre, ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay sameenayay magacaabis, waxa uuna xilal ka safay xubno aad ugu dhaw dhaw ay ku jiraan kuwa kasoo jeeda deegaannada Jubbaland iyo Puntland.

Magacaabista maareeye kuxigeenka dekadda Muqdisho, ayaa la sheegay in ay qayb ka tahay  qorshaha dardargelinta iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee dekadaha dalka kuyaalla, si waafaqsan Qorshaha Isbeddelka Qaranka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 08 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Trump oo war ka soo saaray heshiiska uu la galay Iran

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qoraal uu soo dhigay...

Markabka qodista Shidaalka Turkiga oo Jimcaha soo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey ayaa soo...

Xildhibaano ka tirsan BFS oo sharci darro ku tilmaamay Kursiga Wasiir Jaamac

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ka kala...

Duqeyn lala beegsaday Al-Shabaab oo ka dhacay Mudug

Diyaarado dagaal ayaa xalay saqdii dhexe duqeymo culus ka...

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Jubbada Hoose

Ciidamada Jubaland iyo kuwa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles