Ruushka oo weerar Dad ku Dhinteen ku qaaday Ukraine

Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhintay 83 kalena way ku dhaawacmeen, oo ay carruur ku jireen, kadib weerar uu Ruushku ku qaaday Ukraine, sida wasaaradda arrimaha gudaha Ukraine ay sheegtay.

Tirada dhimashada ayay sheegeen inay kordhi karto, iyadoo dadka dhaawacmay ay ku sugnaayeen waddooyinka, gawaaridooda dhexdooda, gaadiidka dadweynaha iyo guryahooda.

Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Sumy.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa caalamka ugu baaqay inay falcelin adag ka bixiyaan weerarka Ruushka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Iiraan oo war weyn ka sheegay shirka BRICS

Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianXigashada Sawirka,ReutersQoraalka sawirka,Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianKhudbaddii...

Deni oo tababar u soo xiray ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar...

Ciidamada Danab iyo Jubbaland oo Hawlgal ka Fuliyay Jubbada Hoose

Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, oo kaashanaya...

Xuutiyiinta oo ku andacoonaya inay la wareegeen saldhigyo u dhow Bab- al-Mandab

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA,...

Iran oo ku baaqday in la qaado go’doominta Yemen oo la bilaabo wadahadal

Subaxnimadii Jimcaha, 10-ka Sebtembar, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles