Monday, July 27, 2026

Xarunta NIRA ee Laascaanood oo maanta xariga laga jaray

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta hay’adda diiwaangalinta aqoonsiga dadweynaha ee (NIRA), oo xarun cusub ku yeelan doonta Magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo.

Xaruntaan ayaa bulshada deegaanka u qaban doonta adeeg muhiim ah, iyagoo ka heli doonaan Kaarka aqoonsiga Qaranka (Natinal ID) waxaana ay ka baaqsan doonaan in adeeggaan ay safar dheer u galaan.

“Qofka Muwaadinka ah waa in la diiwaan galiyo, oo uu aqoonsi helo, waana qodob Dastuuri ah, marka xaqiiqdaas ayaa uga curatay reer Khaatumo deegaanada maamulka, waana ku faraxsanahay in Madaxweynuhu noqdo qofkii ugu horreeyey ee la diiwaan galiyo”.

Aqoonsiga Qaranku waa xaq dastuuri ah oo Muwaadin kastaa uu xaq u leeyahay inuu helo aqoonsi qaran iyo diiwaangelin, waana saldhigga horumar kasta ee qaranku hiigsado.

Xukuumadda DanQaran oo fulineysa waajibkaas ayaa dib u yagleeshay Aqoonsi Qaran oo dhijitaal ah, xogtiisuna ay sugan tahay.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Milateriga Sudan oo shaaciyey guul ay gaareen

Ciidanka Suudaan ayaa sheegay inay si buuxda ula wareegeen...

Iiraan oo u yeertay Safiirka Faransiiska u fadhiya Tehraan

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa ku dhawaaqday in...

Golaha Mustaqbalka oo Fariin Culus u diray dalalka Ciidamada ka Jooga Soomaaliya

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (Somali Future Council) ayaa warqad furan...

Uganda oo ku biirtay dalalka ku tartamaya codka Soomaaliya ee u sharraxan Xilka Xoghayaha Guud ee Q.M

Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah ugu biirtay tartanka...

Soomaaliya oo u yeertay Safiirka Kenya Kadib Wasiirro laga hor Istaagay Nairobi

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Kenya u...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles