Tuesday, August 18, 2026

Shariif Xasan iyo Mursal oo la siiyay shahaadada diiwaan gelinta doorashada qof iyo Cod

Siyaasiintii ka baxay Madasha Samata Bixinta ayaa maanta si rasmi ah u qaatay shahaadada diiwaan-gelinta ee ururrada siyaasadeed ay sameysteen, si ay uga qeyb galaan doorashada qof iyo cod ee dowladda Soomaaliya qorsheyneyso.

Xubnaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa galabta guddoonsiiyay shahaadadaas 14 urur siyaasadeed, kuwaas oo ay ku jiraan urur ay ku mideysan yihiin Guddoomiyayaashii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariim Axmed, ayaa sheegay in shahaadooyinkan ay muhiim u yihiin hirgelinta geeddi-socodka dimuqraadiyadda dalka, isagoo xusay in ururrada qaar ay hoggaaminayaan siyaasiyiin magac iyo miisaan ku leh Soomaaliya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles