Monday, July 20, 2026

Shir looga hadlayay bixitaanka Ciidanka ATMIS oo muqdisho lagu qabtay

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay kulan dood ahaa oo looga hadlayay bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ee jppga Soomaaliya, kuwaas oo Ciidamada  dowladda ka taageera la dagaalanka Al-Shabaab.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano iyo Khubaro dhinaca amniga ah,Siyaasiyiin, khurbo jog iyo madax kale, waxaana inta badan looga hadlay in la iftiimiyo tayeynta Ciidamada qalabka sida iyo kuwa degaanka ee la dagaalamaya Al-Shabaab.

Qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee kulanka ka qeyb galay ayaa ka hadlay caqabadaha heysta dhismaha Ciidamada Qalabka sida iyo sidii ay ula wareegi lahaayeen amniga Guud ee dalka

Soomaaliya ayaa waxaa ku sugan Kumanaan Askari oo ku howlgalla Magaca howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, kuwaa soo la qorsheeyay inay dalka guud ahaan ka baxaan dhammaadka sanadka 2024, hayeeshee muddo kooban dib loo dhigay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 19 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Caawa waxaa soo gabagaboobaya tartankii Koobka Adduunka ee ugu dheeraa taariikhda

Ka dib shan toddobaad oo tartan ah iyo 104...

Masar iyo Soomaaliya oo ka wadahadlay Badmaaxiinta lagu afduubtay dalka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Badr Abdel Aaty, ayaa...

Waqtiga uu furmayo Kalfadhiga 8-aad ee BFS oo la Shaaciyay

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Ruto oo Ballanqaaday inuu Taageerayo Musharraxa ay Ku Midoobaan Soomaalida Kenya

Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa kulan albaabadu u xiran...

Erdogan oo Baarlamaanka Turkiga Ka Dalbaday Kordhinta Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip ErdoÄŸan, ayaa si rasmi ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles