Shirka amniga gobolka Banaadir oo looga hadlay furidta waddooyinka Caasimada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan looga hadlaayay Amniga Caasimadda iyo furista Waddooyinka xiran la qaatay Hey’addaha amniga gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda, isku xirka bulshada iyo Hey’addaha Amniga, Furista waddooyinka xiran, Taageerida Ciidanka iyo u diyaar garowga Doorashooyin ka qabsoonta Magaalada Muqdisho.

Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa warbixin loogu dhageystay Taliyeyaasha Qeybta Guud ee Booliska, Nabadsugidda iyo Police Millitary, kuwaasi oo soo bandhigay guulaha dhinaca Amniga ee Magaalada Muqdisho iyo qorsheyaasha xasilinta Caasimadda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 20 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Fiqi oo kulan la yeeshay saraakiil ciidan iyo Danjiraha Masar ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Aadan Madoobe oo la shiray saraakiisha ciidamada Qeybta 60-aad

Hoggaamiyaha maamulka Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Golaha Mustaqbalka oo Dalabyo Caalami ah u Gudbiyay Beesha Caalamka iyo Q.M

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka ah...

ICG oo digniin culus ka soo saartay kala guurka Amni ee ku soo socda Soomaaliya iyo halista AUSSOM

Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group...

MW Xasan Sheekh oo Kulan la qaatay Cali Guudlaawe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles