Saturday, June 13, 2026

Soomaaliya iyo qaar ka mid ah caalamka oo maanta dabaal degaya maalinta koowaad ee ciidul Fidriga

Waxaa maanta qaar ka mid ah caalamul Islaami looga dabaal degayaa munaasabadda Ciidul Fidriga oo maanlitii koowaad ay tahay maanta, waxaana bulshadu yihiin kuwa iskugu marxabaynaya.

Soomaaliya ayaa si weyn looga dabaal degaya maalinta koowaad ee ciidul fidriga, iyadoona, dadka ay isugu hambalyeynayaan maalinta koowaad ee ciida.

Dowladda Federalka Soomaaliya oo xalay shaacisay inta badan in laga arkay dalka gobollo kamid ah.

Madaxda ugu sareysa dalka federalka iyo dowlad goboleedyahada ayaa bulshada caasimadda Muqdisho iyo kuwa maamullada kula tukaday salaadda ciida meelo kale duwan oo loo asteeyay.

WARARKII KALE

Koofur galbeed oo soo saartay go’aano amni oo lagu sugayo Baydhabo

Hoggaamiyaha maamulka Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Madaxweynaha Somaliland oo beri tagaya Israa’iil

Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed...

Kenya oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab Ku Qaadday Saldhig Ku Yaalla Mandheera

Ciidamada ammaanka Kenya ayaa ka hortagay weerar habeenimo oo...

FBI-da Oo Gacanta Ku Dhigtay Soomaali Lagu Eedeeyay Musuqmaasuq Ka Badan $4 Milyan

Hay’adda Baarista Federaalka Mareykanka ee FBI-da ayaa shaacisay inay...

22 dal oo digniin wadajir ah u diray Iiraan`

Labaatan iyo laba dal, oo ay ku jiraan Mareykanka...

Xasan Sheekh oo arrimo xasaasi ah kala hadlay saraakiisha Hirshabelle

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles