Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Shirka wasiirada dalalka Carabta iyo Hindiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada New Delhi, caasimadda Jamhuuriyadda Hindiya, si uu uga qeyb galo Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Carabta iyo Hindiya (Indian Arab Meeting of Foreign Ministers).

Ka qeybgalka Soomaaliya ee shirkaasi ayaa wuxuu ujeedkiisu yahay xoojinta wada-hadalka siyaasadeed, ballaarinta iskaashiga dhaqaale, iyo horumarinta iskaashiga Koonfur-Koonfur (South-South Cooperation).

Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee India Gandhi kusoo dhoweeyay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Hindiya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Odowaa, masuuliyiin sare oo ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee Hindiya, iyo Dr. Suresh Kumar, oo matalayay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Hindiya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles