Monday, March 2, 2026

Taiwan oo hanjabaad cusub oo ku wajahan Shiinaha soo saartay

Madaxweynaha Taiwan Lai Ching-te ayaa wacad ku maray inuu difaaci doono madax-bannaanida Taiwan ka dib markii Shiinuhu uu dhoolatus milatari ka sameeyay jasiiradda iskeed isu maamusha, taas oo Beijing ay sheeganayso inay iyadu leedahay.

Khudbad uu telefishinka ka jeediyay Maalinta Sannadka Cusub, Mr. Lai ayaa sidoo kale ballanqaaday inuu xoojin doono difaaca qaranka. Wuxuu sheegay in bulshada caalamku ay daawanayso si loo arko in dadka Taiwan ay leeyihiin go’aanka ay isku difaacayaan.

Hadalladiisu waxay yimaadeen maalin kadib markii Shiinuhu sameeyay dhoolatus ciidan oo ka dhacay agagaarka Taiwan, kaas oo loogu talagalay in lagu muujiyo xannibaad lagu sameeynayo dekedaha muhiimka ah, isla markaana la adeegsaday diyaarado dagaal iyo maraakiibta ciidamada badda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Jubbaland iyo Puntland oo u yeertay xildhibaanada ku matala BFS

Madaxweynayaasha Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa wadatashi ugu yeertay...

Magacyada Saraakiishii ugu sareysay Iran ee la dilay

Tiro ka mid ah mas’uuliyiinta sarsare ee Iiraan ayaa...

Taliyaha ciidamada xoogga oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay Talyaaniga

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Ciidamada Amniga oo qabtay nin miino ku aasi rabay Marka

Ciidamada ammaanka ee Degmada Marka ayaa gacanta ku dhigay...

Hoggaamiyihii Iran oo duqeyn lagu dilay

Ayatollah Ali Khamenei, Hoggaamiyihii Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles