Turkiga oo baaraya ciddii ka dambeysay weerar askar looga dilay

Ciidamada ammaanka Turkiga ayaa sii wada baadi-goobka dagaalyahanno Islaami ah oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen iska horimaad dhimasho sababay oo Isniintii dhex maray iyaga iyo meleeshiyaad kaas oo lagu dilay saddex askari.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yerlikaya, ayaa ku dhawaaqay in 125 qof oo kale oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Daacish la xiray shalay, kaddib howlgallo wadajir ah oo ay fuliyeen ciidamada ammaanka.

In ka badan 500 oo qof ayaa la xiray tan iyo markii ay mas’uuliyiintu toddobaadkii hore sheegeen inay heleen xog sirdoon oo ku saabsan weerar la qorsheynayay xilliga Kirismaska iyo Sannadka Cusub.

WARARKII KALE

Turkiga oo ka digay weerar kale oo lagu qaado Iiraan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa sheegay in...

Farmaajo oo yimid iyo Wada-hadallo u bilaabanaya DF iyo Mucaaradka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta...

DF oo guluf ciidan ka bilowday gobolka Bakool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay guluf dagaal...

Zelenskyy oo Ruushka ku eedeeyay inuu adeegsaday gantaallada kala firdha

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, ayaa Ruushka ku eedeeyay inuu...

Taliyaha ciidamada milatariga Israel oo ka digay in la weeraro Iran

Telefishinka Channel 13 ee Israa’iil ayaa sheegay in taliyaha...

Madaxweyne xasan sheekh oo hambalyo udiray Gudonka Cusub Ee golaha Wakiilada Hirshabelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles