Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi,ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis, ku xigeenkiisa Ambassador Sam Thomas , Xoghayaha Difaaca iyo Siyaasadda Natasha Hosford iyo Xoghayaha arimaha la dagaalanka Argagixisada Dan O’Byrne.

Taliyaha oo ay wehliyaan Saraakiil Taliska Boliiska katirsan ayaa kullan gaar ah la yeeshay Safiirka iyo Wefdigiisa waxaana ay ka wada hadleen taageerada Dawladda Ingiriiska siiso Ciidanka Boliiska ,xoojinta iskaashiga Amniga iyo ladagaalanka argagixisada.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 14 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Liiska ururada ka qeybgalaya doorashada Galmudug oo la soo saaray

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska ururada siyaasadeed...

JSP oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen uu yahay Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle

Kulanka Guddiga Fulinta ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP)...

Taliyaha Milatariga oo la kulamy taliyaha ciidanka gaar ah ee Africom

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Golaha Shacabka oo Joojiyay Lacagtii $100-ka ahayd ee Xildhibaannada laga Jari Jiray

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ku...

Sacudi Carabiya ayaa joojisay dhuumaha shidaalka ee Badda Cas

Weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drone) lagu qaaday dhuumaha...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles