Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta qaabilay U-qaybsanaha Difaaca Mareykanka ee Soomaaliya, Colonel Egan O’Reilly.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca ee Soomaaliya iyo Mareykanka, gaar ahaan dib-u-dhiska, tayeynta iyo horumarinta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta qaabilay U-qaybsanaha Difaaca Mareykanka ee Soomaaliya, Colonel Egan O’Reilly.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca ee Soomaaliya iyo Mareykanka, gaar ahaan dib-u-dhiska, tayeynta iyo horumarinta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.


