Tirada dadka ku dhintay dibadbaxyada Kenya oo koradhay

50 qof ayaa la dilay tan iyo markii ay billowdeen dibadbaxyada looga soo horjeedo dowladda Kenya bil ka hor. Guddiga qaran ee xuquuqul insaanka ee Kenya oo ay dowladdu maalgeliso ayaa sheegay in dhimashadu ay ka dhalatay ka dib markii booliisku ay u adeegsadeen awood xad dhaaf ah si ay u kala eryaan dibadbaxayaasha.

Arbacadii, hal qof ayaa lagu dilay koonfurta caasimadda, iyadoo mudaaharaadayaashu ay dalbanayeen in isbadalo dhab ah la sameeyo.

Madaxwaynaha ayaa todobaadkii aanu soo dhaafnay kala diray golaha wasiirada.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Markab shidaal oo marayay Hormuz ayaa la weeraray

Ururka arrimaha badaha ee UK ee loo ayqaan UKMTO...

Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Puntland oo qabatay gaadiid iyo ciidan ka tirsan DF oo galay waqooyiga Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa saaka kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo...

KGS oo mamnuucay soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray go’aan lagu mamnuucayo...

Maamulka Puntland oo bilaabay laba howlgal oo ka socda buuraha Calmadow iyo xeebaha

Maamulka Puntland ayaa bilaabay laba howlgal oo dhinacyada dhulka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles