Monday, June 8, 2026

Tirinta codadka doorashada duqa Minneapolis oo socota

Weli waxaa socota tirinta codadkii laga dhiibtay doorashada duqa magaalada Minneapolis ee Mareykanka.

Ilaa hadda waxaa la tiriyay codadka boqolkiiba 4% codadkii la dhiibtay.

Duqa hadda xilka haya ee magaaladaas ee kursigiisa difaacanaya, Jacob Frey ayaa ku horreeya ilaa 3800 oo cod codadkii la tiriyay , halka ninka ku soo xiga, oo ah musharaxa Soomaaliga ah, Cumar Faatax uu heysto 2800.

Taas waxay ka dhigan tahay in Jaconb u uku horreeyo 1000 cod, kuwa ilaa hadda la tiriyay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 08 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran ayaa sheegtay in joojineyso weerarada

Iran ayaa ku dhawaaqday goor dhaweyd in la soo...

Xisbullah oo sheegtay in weeraro aargoosi ah ay ku qaaday ciidamada Israel ee jooga Lubnaan

Xisbullah ayaa sheegtay in ay gantaallo ku duqeysay kolonyo...

Maxaa ka cusub dhex dhexaadinta ay Turkiga ka dhex wado DF iyo Mucaaradka

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda wadahadallo siyaasadeed oo heer...

Xoogagga Yemen oo ku dhawaaqay xayiraad buuxda oo ka dhan ah maraakiibta Israa’iil ee Badda Cas

Xoogagga Hubeysan ee Yemen ayaa sheegay inay qaadayaan tallaabooyin...

Madaxweyne Cirro oo la filayo inuu booqasho ku tago Israa’iil

Sida lagu daabacay warbixinta, qodobka ugu weyn ee safarka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles