Sunday, July 26, 2026

Trump oo ballanqaaday in “lacag badan” lagu bixin doono dib u dhiska Qasa

Madaxweyne Trump ayaa isagoo khadka taleefoonka kula hadlay Sean Hannity oo ku sugan Fox News, waxa uu sheegay in waxa ka dambeeya qayb ka mid ah qorshaha nabadda ay tahay:

“Waxaad arki doontaan dadka oo is-afgaran kara, Qazana dib ayaa loo dhisi doonaa.” Waxa uu sheegay in ay noqon doonto “adduunyo kale” iyo in ay jiri doonto “maal aad u badan oo ku baxa Qaza”.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Yahuudda la dajiyay Daanta Galbeed ayaa gubay masaajidyo, gawaari iyo beero

Saraakiil Falastiiniyiin ah ayaa sheegay in Yahuudda la deegaameeyayay...

Xuutiyiinta oo sheegay in ay soo rideen daroon lagu sameeyay Turkiga oo Sacuudigu isticmaalayay

Yahya Saree, oo ah afhayeenka xoogaga Xuutiyiinta Yemen, ayaa...

Iran iyo Maraykanka oo sheegay ‘in ay dib u bilaabayaan wadahadalada

Wakaaladda Wararka ee Anadolu ayaa, iyadoo soo xiganaysa ilo...

Puntland oo digniin u dirtay DFS iyo Galmudug

Maamulka Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay kaga hadashay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles