Sunday, July 26, 2026

Uganda iyo Soomaaliya oo heshiisyo kala saxiixday

Uganda iyo Soomaaliya ayaa dhawaan kala saxiixday saddex heshiis-isfahan si kor loogu qaado iskaashiga dhinacyada amniga, waxbarashada, iyo maamulka socdaalka.

Heshiisyadan ayaa la soo gebagebeeyey shalay markii la soo gebagebeeyey shirkii labaad ee labada maalmood socday ee Guddiga Joogtada ah ee Wadajirka ah ee Uganda iyo Soomaaliya iyo Madasha Maalgashiga iyo Ganacsiga, kaasoo ka dhacay magaalada Kampala.

Wafdiga Uganda ayaa waxaa hogaaminayay John Mulimba oo ah wasiiru dowlaha arrimaha dibadda u qaabilsan iskaashiga gobolka. Wafdiga Soomaaliya waxaa hogaaminayay Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ah wasiirka waxbarashada

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Yahuudda la dajiyay Daanta Galbeed ayaa gubay masaajidyo, gawaari iyo beero

Saraakiil Falastiiniyiin ah ayaa sheegay in Yahuudda la deegaameeyayay...

Xuutiyiinta oo sheegay in ay soo rideen daroon lagu sameeyay Turkiga oo Sacuudigu isticmaalayay

Yahya Saree, oo ah afhayeenka xoogaga Xuutiyiinta Yemen, ayaa...

Iran iyo Maraykanka oo sheegay ‘in ay dib u bilaabayaan wadahadalada

Wakaaladda Wararka ee Anadolu ayaa, iyadoo soo xiganaysa ilo...

Puntland oo digniin u dirtay DFS iyo Galmudug

Maamulka Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay kaga hadashay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles