Trump oo ku dhawaaqaya xabbad joojinta dagaalka Ukraine

Madaxweynaha Mareykanka Trump, ayaa qorsheynaya inuu ku dhawaaqo xabbad-joojinta dagaalka Ukraine , marka la gaaro 30 bishan April , markaa oo uu doonayo inuu sheegto boqolkiisii maalin ee u horreysay xafiiska inuu ku guuleystay joojinta dagaalka saddexda sanno socda, sida ay warisay Financial Times .

Warbixinta ayaa sheegaysa in Trump uu doonayo in tallaabadan uu ku muujiyo awooddiisa diblomaasiyadeed, isla markaana uu ku xoojiyo ololihiisa doorasho ee soo socda, isagoo ku andacoonaya inuu boqolkiisii maalin ee ugu horreysay xafiiska ku guuleysan karo joojinta dagaalka Ukraine ee socday muddo ku dhow saddex sano.

Ilaa hadda ma cadda sida ay Kyiv iyo Moscow uga falcelin doonaan qorshahan, hase yeeshee arrintan ayaa si weyn isha loogu hayaa iyadoo ay sii kordhayaan baaqyada caalamiga ah ee ku aaddan in la joojiyo colaadda sababsatay kumannaan naf iyo malaayiin barakacayaal ah.

WARARKII KALE

DFS oo Cali Jeyte dalacsiisay xilli xiisadda Hiiraan ay sii xoogeysanayso

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan, hoggaamiyihii hore...

Fiqi oo mucaaradka ku eedeeyay dalabka hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab iyo Daacish ee gogosha wada-hadalka

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Horjooge sare oo Al-Shabaab u qaabilsanaa lacagaha baadda ah oo lagu dilay Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 6-aad, Qeybta...

Bangiga Adduunka oo ka fiirsanaya inuu hakiyo taageerada miisaaniyadeed ee uu siiyo Muqdisho

Bangiga Adduunka ayaa ka fiirsanaya inuu hakiyo taageerada miisaaniyadeed...

Deni oo la kulmay Safiirka Ingiriiska iyo arrimo xasaasi ah oo ay ka wadahadleen

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka...

Danjiraha Turkiga iyo Waare oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo gobolka

Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles