UK oo u sheegtay muwaadiniinteeda go’aan ku saabsan E-Visaha Soomaaliya

Dowladda UK ayaa sheegtay dadka haysta dhalashada dalkeeda marka ay u safrayaan Soomaaliya in ay haystaan E-visaha. Dadka ayaa loo sheegay in ay qasab tahay in ay haystaan dalku galka elektaronikada ah marka ay u safryaan magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxay UK sheegtay in looga baahan yahay dal ku gal dadka aadaya magaalada Hargeysa.

“Waxaa lagu weydiin karaa in aad haysato dal ku gal xitaa hadDii aad Hargeysa u safreyso si aad diyaarada u raacdo, marka aad tagto Hargeyso fiisahaas looma tixgelinayo mid sax ah”.

Marka aad Hargeysa gaarto waxaad iibsaneysaa Fiiso aad ku gasho Hargeysa kaas oo ku ego muddo bil ah.

Arrintan ayaa u muuqata in qof kasta ee ka baxaya UK ee tagaya meel kasta oo ka mid ah Soomaaliya in looga baahan yahay Fiiso xitaa hadii uu qofka u safrayo Somaliland.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 20 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Fiqi oo kulan la yeeshay saraakiil ciidan iyo Danjiraha Masar ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Aadan Madoobe oo la shiray saraakiisha ciidamada Qeybta 60-aad

Hoggaamiyaha maamulka Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Golaha Mustaqbalka oo Dalabyo Caalami ah u Gudbiyay Beesha Caalamka iyo Q.M

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka ah...

ICG oo digniin culus ka soo saartay kala guurka Amni ee ku soo socda Soomaaliya iyo halista AUSSOM

Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group...

MW Xasan Sheekh oo Kulan la qaatay Cali Guudlaawe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles