Wararki ugu danbeeyay ee dabka Los Angeles

Shaqaalaha dab-damiska gobolka California iyo kuwa dowladda federaalka Mareykanka ayaa wali la halgalamaya daminta dabki ugu weynaa uguna khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Los Angeles ee gobolka Califronia.
Diyaaradaha ayaa sidoo kale biyo iyo walxo kiimiko ah ku buufinayay buuraha si loo qaboojiyo faafidda dabka, oo gaaray ilaa 1,000 eekar haatanna kusii wajahan magaalada Brentwood.
Saraakiisha ayaa sheegay in dab-damiyeyaasha ay dadaalkooda u hurayaan sidii ay dabka u demin lahaayeen balse ay ka careysan yihiin sida aysan xaaladdu u fiicneyn.
Dabeylo ayaa mar kale la filayaa inay magaalada soo gaaraan, kuwaasoo sii holcinaya dabka ay ku dhinteen 16-ka qof.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Xasan Sheekh oo warqadaha Danjirnimo ka guddoomay Safiirrada Turkiga iyo Midowga Yurub

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka...

Wafdiga waan-waanta wada oo la kulmay A/Madoobe

Wafdi qeyb ka ah dadaallada lagu raadinayo xal siyaasadeed...

Turkiga oo si weyn ugu dhex milmay colaadda siyaasadeed ee Soomaaliya

Wakaaladda wararka ee AFP ayaa warbixin ay ka qortay...

Uganda iyo Midowga Yurub oo ka wadahadlay arrinta AUSSOM

Dowladda Uganda ayaa Midowga Yurub kala hadashay mustaqbalka howlgalka...

Mustafe Cagjar oo mar kale loo doortay xilka madaxweynaha deegaanka Soomaalida

Madaxweynaha dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles