Wasaaradda Maaliyadda XFS, oo canshuurtii ka dhaaftay adeegyada caafimaadka Isbitaallada dalka.

Shirar heerar kala duwan soo maray, misna muddo soo socday oo ay wada yeesheen Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda iyo Ururada Dhaqaatiirta iyo Cusbitaalada Dalka ayaa maanta si rasmi ah ay natiijo wax ku ool ah uga soo baxday, iyadoo looga dhawaaqay in lagaca dhaafay Cashuuraha iibka adeegyada Caafimaad ee Cusbitaalada iyo Rugaha bixiya adeegyada daryeelka caafimaadka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange oo sidee kale ah ku-simaha Wasiirka Maaliyadda ayaa faahfaahin ka bixiyay kulamadii ay la yeesheen dhaqaatiirta iyo ururadooda, waxa uuna tilmaamay in is-afgarad buuxa ay ka gaareen hannaanka Cashuuraha iyo habraaca looga baahan yahay Cusbitaalada.

Dhinaca kale dhaqaatiirtii kulanka goobjooga ka aheyd ayaa dhan kooda xaqiijiyay wada-shaqeynta Wasaaradda iyo u adeegidda bulshada in ay tiir u tahay horumarka bulshada Soomaaliyeed.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles