Tuesday, August 11, 2026

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya oo gaaray Dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, oo ay wehliyaan wafdi heer sare ah, ayaa gaaray magaalada Algiers, caasimadda dalka Aljeeriya.

Wafdiga Wasiirka ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Algiers, waxaana halkaas kusoo dhoweeyey Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Yuusuf Xasan Axmed, Yusuf Jeego, iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda martida loo yahay.

Booqashadan muhiimka ah ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga istiraatiijiyadeed, iyo wada shaqeynta labada dal ee walaalaha ah Soomaaliya iyo Aljeeriya si loo gaaro horumar, xasillooni iyo is-afgarad waara.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee BFS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta loo doortay...

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay Buurhakaba

Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika...

Laftagareen oo Nairobi kula kulmay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland

Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Maanta Dooranaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles