Wednesday, March 4, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo gaaray Beledweyne

Wafdi balaaran ee uu hogaaminayay Wasiirka arimaha dibada ee dowladda Jabuuti  Cabduqaadir xuseen Cumar ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Wasiirka arimaha gudaha dowlada Hirshabelle Cabdi Daahir Guure karoore, iyo Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan  Muuse Salaad wehliye, xubna ka tirsan Golayaasha maamulka Hirshabelle, maamulka heer gobal iyo Heer degmo, Saraakiisha ciidamada Qalabka sida, Iyo boqolaal dadweyne oo ka’tirsan Qeeybaha kala duwan ee Bulshada, ayaa garoonka Diyaaradaha ugaas khaliif international ku soo Dhaweeyey Wafdiga Wasiirka.

Wafdiga ayaa salan sharaf ka qaatay Ciidamada Qalabka sida ee soomaaliyeed iyo ciidamada AUSSOM ee qeeybta ka ah howlagalka AUSSOM.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti ayaa kulamo la qaadan doono Saraakiisha ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaalada Beledweyne.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles