Saturday, March 7, 2026

Weerar lagu qaaday Askar ka tirsan Kenya

Kooxa hubeysan ayaa Xaduudka magaaloyinka Baladxaawo iyo Mandhera ku weeraray ciidamada Kenya ee halkaasi ku sugnaa, sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Inta la ogyahay Hal askari ayaa lagu dilay weerarka, halka labo askari oo kalana laga dhawaacay ciidamada Kenya.

Sidoo kale qoryaha askarta la weeraray ayaa la qaatay qaar ka mid ah, Xaduudka labada magaalo ayuu ka dhacay, sida ilo wareedyo ay sheegeen.

Wararkii ugu dambeeyay aya sheegaya in Falkan marka uu dhacay la sheegay in hakad la galiyay isku socodka ganacsiga labada dhinac.

WARARKII KALE

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo furimaha hore ee gobolka Shabeellaha Dhexe kula afuray cutubyo ka tirsan Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 06 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Jeneraal Khaalid oo Isbitaalka Xoogga ku booqday carruur ay Al-Shabaab ku dhaawaceen G/Sh/Hoose

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Sahal Cabdullaahi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo abaal-marin siiyay ardaydii ku guuleysatay tartanka Quraanka Kariimka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka...

James Swan oo loo magacaabay inuu noqdo ergeyga Corgo

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday muddo kororsi hal sano ah

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday muddo kororsi hal sano...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles