Tuesday, August 18, 2026

Xamaas oo xaqiijisay inay diyaar u tahay heshiis lagu soo afjarayo dagaalka Qaza

Kooxda Xamaas ayaa bayaan ayaa bayaan ay soo saartay arbacadii shalay ahayd, ku xaqiijiyay in ay diyaar u yihiin in ay gaaraan “heshiis dhameystiran” kaas oo qayb kamid ah lagu siideynayo haystayaasha oo lagu baddalo tiro maxaabiis ah oo falastiiniyiin ah oo lagu heshiiyey in lagu soo afjaro dagaalka Marinka Gaza

Hadalka Xamaas ayaa yimid kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu baaqay kooxd in la sii daayo 20-ka qof ee la haystayaasha ku haray gacantooda

Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshada ku yiri “U sheeg Xamaas inay si degdeg ah u soo celiso 20-ka qof ee la qafaashay (ma aha laba, shan, ama todoba!), arrimuhuna si degdeg ah ayay isu beddeli doonaan, dagaalkuna wuu dhammaan doonaa

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles