Tuesday, February 24, 2026

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay in heshiis qarsoodi ah ay la gashay Sweden

War ka soo baxay xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu beeniyay warar ku aadan jiritaanka heshiis qarsoodi ah oo horay loo baahiyay inay dowladda Soomaaliya la gashay dowladda Swedan.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in aysan waxba kajirin wararka la xiriirka in heshiis qarsoodi oo dhaqaale lagu siinayo dowladda islamarkaana ay xukuumadda Soomaaliya ku bedalaneyso in lasoo celiyo muwaadiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden.

“Waxba kama jiraan wararkaas majiro heshiis dowladda ay la gashay Sweden,dhaqaalaha la siiyo dowladda wuxuu soo maraa hay’adaha qaramada midoobay majiro dhaqaale toos ah oo kudhaca qasnadda dowladda”ayaa lagu yiri qoraal ku qornaa luuqadda Ingiriiska oo kasoo baxay xafiiska R/wasaare Xamse Cabdi Barre.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Axmed Madoobe oo tagay Muqdisho, kuna laabtay Kismaayo Kadib Burburka Wadahadalladii

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa maanta ka...

Golaha Mustaqbalka oo shaaciyay inuu burburay wadaxaajoodkii ay kula jireen MW Xasan Sheekh

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay...

Mareykanka oo ku baaqay in heshiis ay gaaraan DF iyo mucaaradka

War ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa...

DFS oo cambaareysay dad lagu dilay Nigeria

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarro...

MW Xasan Sheekh oo ergo u dirsaday Mucaaradka

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ka mid...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles