Saturday, August 8, 2026

Xuutiyiinta oo todobaad gudihiis markab labaad oo xamuul ah ku quusiyay Badda Cas

Lix ka mid ah shaqaalihii saarnaa markabka ayaa la soo badbaadiyay ugu yaraan saddex kalena waa ay dhinteen ka dib markii markabka xamuulka ah ay weerareen Xuuthiyiinta Yemen.

Markabka ayaa degay ka dib markii ay Xuutiyiinta la bartilmaameedsadeen dhawr Madfac. Markabka Eternity C ee laga leeyahay dalka Liberia oo ka babanayay calanka dalka Giriiga ayaa waxaa la socday 25 shaqaale ah, sida ay sheegtay hay’adda ganacsiga badaha UK ee UKMTO.

Xuutiyiinta oo ay taageerto Iran ayaa sheegay in sababta ay u weerareen markabka Eternity C ay tahay inuu ku kus ii jeeday Israa’iil, waxayna sheegeen in ay la tageen shaqaale aan tiradooda la garanayn.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamad Maraykankan ah oo amartay in la joojiyo dhisme maamulka Trump ka dhisayey Aqalka Cad

Maxkamad federaal oo racfaan oo ku taalla Maraykanka ayaa...

Soomaaliya oo soo dhawaysay heshiiska ay kala saxiixdeen Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay heshiiska difaac...

Xiriirka kubada cagta Norway oo soo saaray baaq ku socda madaxweynaha FIFA

Kubadda cagta caalamka ayaa sii kala qaybsamaysa, iyadoo ay...

Saddex dal oo muslim ah oo gaaray heshiis difaac oo weyn

Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis...

Arday 14 sano jir ah oo toogasho ku laayay dad ay kamid yihiin ayeeydiis iyo awoowgiis

Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha ee Thailand, Polapee Suwanchawee, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles