Madaxweynaha Tanzania oo sheegtay in la baarayo dhimashadii ka dhalatay dibadbaxyada

Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan ayaa ku dhawaaqday baaritaan rasmi ah oo lagu sameeyay rabshadihii ka dhashay asbuucii doorashada, kaddib markii lagu eedeeyay in dowladdeeda ay mas’uul ka ahayd inay xoog u adeegsatay dibadbaxyo taariikhi ah oo dalkaasi ka dhacay.

Waxaa lagu dhawaaqay in ay ku guuleysatay doorashadii madaxtinnimada ee bishii hore iyadoo heshay 98% codadkii la dhiibtay – natiijadaas oo mucaaradku ay ku dhaleeceeyeen “ku jeesjeesidda dimuqraadiyadda.”

Ugu yaraan 240 qof ayaa lagu eedeeyay khiyaano qaran kadib mudaaharaadyada.

Sidoo kale guddiga baaritaanka, Madaxweyne Samia waxa ay sidoo kale ka codsatay dacwad oogayaasha in ay “u naxariistaan” kuwa loo xiray rabshadaha.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Markab shidaal oo marayay Hormuz ayaa la weeraray

Ururka arrimaha badaha ee UK ee loo ayqaan UKMTO...

Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Puntland oo qabatay gaadiid iyo ciidan ka tirsan DF oo galay waqooyiga Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa saaka kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo...

KGS oo mamnuucay soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray go’aan lagu mamnuucayo...

Maamulka Puntland oo bilaabay laba howlgal oo ka socda buuraha Calmadow iyo xeebaha

Maamulka Puntland ayaa bilaabay laba howlgal oo dhinacyada dhulka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles