Dhagayso Dood Ku saabsan Saameynta ay Abaaruhu ku yeesheen degmada Jowhar iyo Nawaaxigeeda.Dooda waxaa suurtogelisay Hayada Tubta Nabadda Soomaaliyeed “SPL”. Waxaana gacan ka geystey Midowga Yurub iyo Save The Children.
Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Dhagayso Dood Ku saabsan Saameynta ay Abaaruhu ku yeesheen degmada Jowhar iyo Nawaaxigeeda.


