Friday, January 16, 2026

Shir looga hadlay sugida ammaanka oo xalay ka dhacay Laascaanood

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi bari Cabdulqaadir Firdhiye ayaa xalay shir guddoomiyey shir looga hadlay amniga magaalada Laascaanood oo ay ka dhaceyso munaasabadda caleemasaarka madaxda maamulkaan.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Taliyaha Ciidanka Booliska, Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA, Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Waqooyi bari Soomaaliya.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga iyo hanaanka ay u dhaceyso munaasabadda caleema-saarka madaxda Waqooyi bari.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 01 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo tagay Laascaanood

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya madaxweynihii ugu...

Bandow lagu soo rogay Laascaanood iyo ammaanka oo aad loo adkeeyay

Maamuka Waqooyi Bari ayaa 48 saac ee soo socda...

Somaliland oo ka digtay in colaad hor leh laga abuuro deegaanadeeda

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa si...

RW Xamsa iyo wafuud kale oo maanta tagaya Laascaanood

Waxaa maanta la filayaa in magaalada Laascaanood, oo ah...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Agaasimaha Bankiga Adduunka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles