Trump oo markii ugu horeysay muujiyay in la dejinayo xiisadda Minnesota

Madaxweynaha Donald Trump ayaa sheegay in maamulkiisu uu “yarayn doono xiisadda” gobolka Minnesota, ka dib markii ay laba qof ay toogteen ciidamadalaanta socdaalka ee federaalka muwaadiniin Mareykan ah oo halkaas lagu dilay.

Wuxuu yiri: “dulucdu waxay tahay waxay ahayd mid naxdin badan. Labaduba way naxdin badnaayeen,” sidaas ayuu ku yiri wareysi uu siiyey Fox News Talaadadii.

Dilka Pretti ayaa dib u kiciyey mudaaharaadyo gudaha magaalada iyo guud ahaan dalka, islamarkaana wuxuu keenay cambaareyn ay soo saareen sharci-dejiyayaal ka kala tirsan labada xisbi.

Hadalkan Trump ayaa ah tilmaam muujinaya in maamulkiisu uu dib u eegis ku sameynayo hawlgallada socdaalka ee Minnesota, oo la rabo in lagu yareeyo xiisadda taagan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Taliyaha Booliska Nigeria “Nabad la’aanta Soomaaliya waxay saameyneysaa Nigeria”

Taliyaha Cutubka Booliska Nigeria ee howlgalka Midowga Afrika ee...

Ciidamada Kenya oo ka hortagay weerar Al-Shabaab ay ka geysteen xuduudda Soomaaliya

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) oo roondo ka waday deegaanka...

Xasan Sheekh, Xamse iyo Mahad oo xalay kulan yeeshay iyo go’aan laga gaaray Doorashada Galmudug

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xalay kulan uu...

RW Xamsa oo ku wajahan Qatar iyo Soomaaliya oo Dooxa ka dalbanaysa taageero dheeraad ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo...

Guddoomiye Jaamac oo si kulul uga hadlay muranka dhulalka Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa si...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles