Thursday, July 2, 2026

Doorashada Guddoonka Guddiga xuquuqul Insaanka oo soo dhamaatay Guddoon cusub na dooratay

Waxaa soo dhamaatay doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Dr. Maryan Qaasin Axmed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, waxayna ku soo baxday shan cod, halka musharaxa kale Cumar Cabdulle Calasow uu helay afar cod.

Maxamed Haaruun oo kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba, kana tirsan sagaalka xubnood ee Guddiga ayaa loo doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, mana jirin cid kula tartantay kursiga.

Faadumo Cabdiqani Yuusuf ayaa loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, waxayna ku soo baxday toddoba cod, halka musharaxii la tartamay Cali Maxamed Cilmi uu helay labo cod.

Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka ayaa qabtay doorashadaan, waxaana hoolka doorashadani ay ka dhacday goobjoog ahaa Xildhibaano, Saraakiil Ciidan, korjoogto Caalami ah, Saxaafadda iyo marti sharaf kale.

WARARKII KALE

Mareykanka iyo Sacuudi oo isku khilaafay dagaalka Iran

Sida lagu sheegay warbixin gaar ah oo ay daabacday...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Mareykanka oo DFS ka caawinaya dagaalka ay kula jirto AS

Dowaladda Mareykanka aya fariin ku aadan munaasabada1ada luulyo la...

Nigeria oo magdhow ka dalbanaysa Koonfur Afrika

Dowladda Nigeria ayaa sheegtay inay qorshaynayso inay ka dalbato...

Saddex qof oo ugu dhintay Magaalada Mexico dabaal degga Koobka Adduunka

Haweeneey 19 jir ah ayaa kamid ah saddex qof...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay xuska 1-da Luuliyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles