Saturday, May 23, 2026

Ciidanka Israa’iil oo shaaciyay khasaare ay kala kulmeen howgalka Lubnaan

Ciidanka Israa’iil ayaa sheegay in askari ka tirsan ciidankooda uu si daran ugu dhaawacmay dalka Lubnaan.

Ciidanka Israa’iil ayaa ku dhawaaqay in askari Israeli ah uu ku dhaawacmay “hoobiyeyaal lagu garaacay ciidamo ku sugnaa Lubnaan,” waxaana loo qaaday isbitaal si loogu daweeyo.

Saacad ka hor, Israel waxay sheegtay in askari kale oo ciidamada kaydka ah uu “si daran ugu dhaawacmay” weerar gantaal ah oo ka dhacay Lubnaan.

Isla waqtigaas, wakaaladda wararka ee dowladda Lubnaan, oo soo xiganaysa Wasaaradda Caafimaadka dalkaas, ayaa sheegtay in siddeed qof ay ku dhaawacmeen duqeyn cirka ah oo Israel ay ka fulisay deegaanka Arabsalim ee gobolka Nabatieh ee koonfurta Lubnaan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 05 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

xubno ka tirsan AS oo gobolka Sh/hoose lagu dilay

Wasaaradda gaashaandhiga XFS ayaa sheegtay in howlgal ka dhacay...

Maamulka koonfur galbeed oo war ka soo saaray dagaal xalay ka dhacay magaalada Baydhabo

Maamulka koonfur galbeed ayaa sheegay in fariisimaha ciidamda ay...

Xisbiga JSP oo Liibaan Shuluq u xushay iney ka dhigaan madaxweynaha Galmudug

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aansatay in ay hoggaaka Galmudug u...

Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Gaadiidka iyo Dhismaha Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles