Saturday, May 23, 2026

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee Soomaaliya ka hawlgala

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa Danjireyaasha la wadaagay warbixin ku saabsan guulaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed oo iskaashanaya ay ka xaqiijiyeen dhinacyada amniga, doorashooyinka tooska ah, la-dagaallanka Argagixisada, gurmadka abaaraha, xoojinta midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyey Safiirrada taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin dib-u-dhiska dowladnimada, amniga iyo kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya, isaga oo xusay in dowladdu ay sii xoojin doonto iskaashiga caalamiga ah ee ku saleysan ixtiraamka iyo dano wadaagga.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 05 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

xubno ka tirsan AS oo gobolka Sh/hoose lagu dilay

Wasaaradda gaashaandhiga XFS ayaa sheegtay in howlgal ka dhacay...

Maamulka koonfur galbeed oo war ka soo saaray dagaal xalay ka dhacay magaalada Baydhabo

Maamulka koonfur galbeed ayaa sheegay in fariisimaha ciidamda ay...

Xisbiga JSP oo Liibaan Shuluq u xushay iney ka dhigaan madaxweynaha Galmudug

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aansatay in ay hoggaaka Galmudug u...

Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Gaadiidka iyo Dhismaha Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles