Q.M oo war ka soo saartay xaalada Koofur Afrika

Qaramada Midoobay (UN) ayaa sheegtay in ay si dhow ula socoto dibadbaxyada ka dhanka ah dadka aan haysan dukumentiyada sharci ee socdaalka ee ka socda Koonfur Afrika, iyagoo ku baaqday in si buuxda loo ixtiraamo xuquuqda aadanaha.

Kooxda Qaramada Midoobay ee ka shaqeysa Koonfur Afrika ayaa ku celisay baaqyada ku aaddan deganaanshaha, xasilloonida iyo hoggaan mas’uul ah si loo yareeyo xiisadaha loona soo celiyo kalsoonida bulshada.

Waxay sidoo kale muujiyeen walaac weyn oo ay ka qabto wararka sheegaya hanjabaado iyo rabshado, oo ay ku jiraan dhimasho, weerarro, burburinta hanti, cabsi gelin, hadallo naceyb ah iyo falal kale oo dembiyeed oo saameeyay muhaajiriinta, magangalyo-doonka, qaxootiga iyo sidoo kale bulshooyinka martigeliya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo u safray Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Guddiga Doorashada oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug

Guddiga lagu muransanyahay ee doorashada ayaa goordhow ku dhawaaqay...

Itoobiya oo badeshay ciidamadeeda ku sugnaa Baydhabo iyo kuwa cusub oo ay geysay Magaalada

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay beddeshay dhammaan ciidamadii...

Burburin iyo barakac xooggan oo ka socda Buulo Eelay, Muqdisho oo wajahaysa qax

Burburin iyo barakac ayaa xalay saqdii dhexe ka bilowday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka UK u qaabilsan Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles