Monday, July 6, 2026

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, halkaasi uu uga qeyb galayo Caleema Saarka Hoggaamiyaha iyo Guddoonka cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyay Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Guddoonka Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed, Xubnaha Golaha Wasiiradda heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Magaalada Baydhabo ayaa gashay feejignaan amni oo sareysa, iyadoo la adkeeyay ammaanka garoonka diyaaradaha, xarumaha dowladda, waddooyinka muhiimka ah iyo goobta lagu qabanayo munaasabadda caleemo-saarka

WARARKII KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh”Dadka Soomaaliyeed waxay direen fariin doorasho qof iyo cod ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

RW Xamsa oo gaaray Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa...

Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay ciidamada xoogga

Laba xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa isku...

Trump oo ka hadlay Aaska Cali Khamenei

Shabakadda wararka ee Axios ayaa soo xigatay Madaxweynaha Mareykanka...

Baydhabo oo gashay diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee caleemo-saarka Sheekh Aadan Madoobe

Baydhabo oo gashay diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee caleemo-saarka Sheekh...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles